Maamulka & Shaqaalaha Allbanaadir Online oo ummada Soomaaliyed u diraya hambalyada bisha Ramadaan

Maamulka, Howlwadeenada iyo Shaqaalaha Shabakada Allbanaadir Online waxay hambalyo u dirayaan guud ahaan ummaddaha islaamka meel kastoo ay joogaan gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed taasoo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadaan oo caawa bilatay. Agaasimaha guud ahna Milkiilaha shabakada Wararka Allbanaadir Online Mudane C/raxmaan Macalin Xuseen ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka faaiideystaan fadliga iyo … Continue reading Maamulka & Shaqaalaha Allbanaadir Online oo ummada Soomaaliyed u diraya hambalyada bisha Ramadaan